Hay’adda Socdaalka Somalia oo xafiis ka furatay gobolka Togdheer (Daawo Sawirro)

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Somalia oo kaashaneysa maamulka iyo odoyaasha dhaqanka degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer ayaa dib u howlgelisey xafiiska socdaalka bar-xuduudeedka degmada Buuhoodle. Munaasabadda lagu daahfurey xaafiiska ayaa waxaa ka soo qaybgalay xubno ka socdey qeybaha kala duwan ee bulshada degaanka, maamulka degmada iyo ciidamada amniga, wuxuuna dhinac walba balan qaadey gudashada waajibka … Continue reading Hay’adda Socdaalka Somalia oo xafiis ka furatay gobolka Togdheer (Daawo Sawirro)